Beeraleyda Jaadka Kenya oo ku farxay Guul darada Farmaajo iyo Guusha Xasan Sheekh

Beeraleyda Jaadka dalka Kenya ayaa si weyn ula socday doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee shalay ilaa xalay ka socotay teendhada Afisiyooni ee Muqdisho, waxa ayna beeraleyda ku duceesanayeen in Farmaajo looga adkaado doorashada. Ururka Ganacsatada Khaatka ee Kenya oo magacooda loo soo gaabiyo NYAMITA ayaa qoraal ay soo dhigeen bartooda Facebooka waxa ay hambalyo ugu direen … Continue reading Beeraleyda Jaadka Kenya oo ku farxay Guul darada Farmaajo iyo Guusha Xasan Sheekh